Kulqaate

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

(fiis.) Dariiqo tilmaamaysa nuugidda kulka ee hab ama walax ku jirta falgalid (waxa kale oo lagu sharxi karaa kulka bannaanka uga baxa walax, ama hoos-u-dhaca heerkulka).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulqaate


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg