Hoosdhaw
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Shaqalka carabiga mid ka mid ah oo xuruufta hoos loogaga dhigo. 2. ld hoosdhebid.
Hoosdhaw
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dhabay, -dhabtay; -dhebi)Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoosdhaw ↴
hoosdhebid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg