Hoosin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg hoosi.


Hoosin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dallaallimo awrka guradiisa carruurta iyo waxaraha loogu sameeyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoosin

gujeysi | hoosiman | hoosimo | hoosinnaan | hoosinnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg