hooso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Dhis yar oo la harsado. 2. Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hooso

masnac [m.l] (-cyo/-saanic, m.dh)
Warshad ama hooso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg