Horatibyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dedejinta wax la rabo in ay dhaqso u dhammaadaan la dedejiyo. ld horatabyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horatibyo

horatabyo | horutibyo | horutubyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg