Horin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-immo, m.dh)1. In xoolo ah oo mar biyo loo sii daayo. 2. Koox dad ah. ld hormo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horin ↴
firqo | hormee | hormo | wegen | xayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg