Horjoog
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. (f.g) Nafley hortooda taagnaansho. 2. (f.mg) Ka h.: cid wax u diidid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horjoog ↴
horjooge | horjoogid | horjoogsad | horjoogsasho | horjoogsi | horjoogso | horjoogto | kabiir | qoosiherin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg