Horkac
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin. 2. ld horkicid.
Horkac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)1. Cid hoggaamin. 2. Xoolo hor socosho si loo wado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horkac ↴
ibliis | horkicid | tilmaame |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

