Hornaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(c.cimi.) Waqti xagaaga ama jiilaalka ah marka qorraxdu dul joogto barta ugu fog woqooyiga ama koonfurta badhaha.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hornaq

xagaa | buq | jiilaal |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg