Horor
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:H. ah: qof ama dugaag xoog wax ku qaata.
Horor
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Xoog wax ku qaadasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horor ↴
fiid-horor | fiid-horor | fiid-hororid | haw | hororid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg