Horseed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Qof marka la degayo hore loo diro oo meesha la degayo sii asteeya.


Horseed

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Cid wax u horkicid. 2. Cid geeddiga meel la dejiyo u soo arkid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horseed

horseedid | horseednimo | saynsaab |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg