Horyaale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(nax.) Curiye aan doorsoomin oo hawshiisu tahay in layeele dadban uu qabadsiiyo falka weerta. Tus. “Safiya baa salligaas ku tukatay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horyaale


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg