Hugo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Maro, buste iwm dusha iska saarid ld hugso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hugo

dhugo | hugasho | hugso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg