Hugsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hugsan ↴
hugan | hugnaan | hugnaansho | hugsanaan | hugsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg