Hugan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Shanqar xoog leh samayn.

Hugan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

ld hugsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hugan

hugmid | hugsan | huwan | suugaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg