Hullaab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Qaabka marada qaarka sare looga huwado. 2. Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo. 3. ld hullaabid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hullaab

cuul | hillaab | hillaabad | hillaabasho | hillaabid | hillaabo | hullaabad | hullaabasho | hullaabid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg