Humbul

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. (u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm. 2. H. ah: wax isku cufan.


Humbul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

Wax, wax ku hilid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga humbul

fadfad | hambalaalaq | hambalaalaq | hambalaalaqid | humbulan | humbulid | humbulnaan | humbulnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg