Hambalaalaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kala daadsanaan. 2. ld humbuluuluq¹.

Hambalaalaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Cid kala daadsanaansho. 2. ld humbuluuluq².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hambalaalaq

hambalaalaqid | hambalaalaqsan | hambalaalaqsanaan | hambalaalaqsanaansho | humbuluuluq | humbuluuluq | humbuluuluqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg