Humbuluuluq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq¹ (2).


Humbuluuluq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga humbuluuluq

fadfad | hambalaalaq | hambalaalaq | humbuluuluqid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg