Hunguricad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xubin dhuunta ka mid ah oo neeftu marto. 2. ld hunguri.
Hunguricad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(c.nafl.) Dhuun haweedka lafdhabarleyda neefta qaadataa: waa dhuun hawada ka soo qaadda hunguri cadka una gudbisa farac hunguri cadka, waxa adkeeya maraaryo qaybo ah oo carjaw ka samaysan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hunguricad ↴
cidhib |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg