Cidhib
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dhbo, m.l)ld cirib.
Cidhib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)(c.nafl.) Dalool liilsami kara oo carjaw ah, kaas oo ku dheggan gidaarka dalqada ee u dhow salka carrabka naasleyda. Mar wax la liqayo wuxuu daboolaa hunguricadka si aanay cuntadu u gelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cidhib ↴
cirib | haro folkaaneed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg