Hurdan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Ciyaar gaar ah oo haraati ama laad dadban la isladhaco.


Hurdan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Hurdan ciyaarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurdan

obiyum | hurdamid | hurdansii | hurdansiin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg