hurid
(m.f.dh)

eeg hur². ld huris².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurid

dhurid [m.f.dh]
eeg dhur².

hantihurid [m.f.dh]
eeg hantihur².

hundhurid [m.f.dh]
eeg hundhur².

huris [m.dh]
ld hurid.

nafhur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U n.: Qof ama wax dartii naf u hurid.

nafhurid [m.f.dh]
eeg nafhur². ld nafhur¹.

quur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax bixintooda hurid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg