Huruud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Sacfaraan. 2. Budo hurdi ah oo haweenku wejiga, gacmaha iyo lugaha ku qurxistaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huruud

cadwoob | cas | huruudsad | huruudsasho | huruudso | isbaandhays | khidmo-shuruud | shuruud | shuruudla'aan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg