Cas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin. 2. Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego. 3. Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
Cas
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-saa, -sayd; cascas)Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cas ↴
baab | da' | kaadicaso | raacasho | daacasho | kaaki | kaalsiyam | oodkacasho | qaaje | taalaasemiiya |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg