Huruuf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo. 2. ld huruufid.


Huruuf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Cid colaad wejiga uga muujin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huruuf

haruuf | haruuf | haruufid | hiif | hiif | huruufid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg