Huur-tuse
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sayaal, m.l/dh)(fiis.) Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tusinta wuxuu u adeegsadaa isbeddellada ku dhaca muuqaalka iyo addimada walax.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huur-tuse ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg