Huy

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nooc ciyaaraha biyaha korkooda lagu ciyaaro ka mid ah oo lugaha la isla dhaco; shaambo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huy

dhuyac | dhuyuc | hayaamiso | hunyuc | hunyuc | hunyucsan | hunyucsanaan | hunyucsanaansho | huyuc |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg