Idlaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dhammaad. dhammaad


Idlaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -aatay, -aadeen)

Wax aan wax ka harin ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga idlaad

beexaan | dhammaad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg