Ifbax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Muuqasho. Muuqasho

Ifbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

1. Soo i.: wax bidhaantooda muuqasho. 2. Soo i.: wax caan ah noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ifbax

ifbixid | kalkulas-xigsineed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg