Ikhtilaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isweydaar; ismaandhaaf; heshiis la'aan. ld iskhilaaf¹.
Ikhtilaaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Isweydaarasho; isku diidid (arrin). ld iskhilaaf².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ikhtilaaf ↴
ikhtilaafid | iskhilaaf | iskhilaaf | iskhilaafid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg