Ikhyaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-riin/ikhyaar, m.dh)Qof kulansaday garaad wacan iyo anshax wanaagsan. ld aqyaar¹.
Ikhyaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Bulsho dadka madaxda u ah ee taladeeda gooysa. ld aqyaar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ikhyaar ↴
akhyaar | aqyaar | aqyaar | aqyaarayn | aqyaaree | aqyaarnimo | guurti | ikhyaarayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg