il aragtay
(m.l)

(c.cimi.) Fogaanta ugu dheer ee walax kaga arki karto “isha qaawan” ee fiirsade, oo lagu sheego mitirro (waarar) ama kiloomitirro (maylal).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh il aragtay

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg