Ilbixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Qof ilbax ka dhigid. 2. Meseggo iwm il ka saarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilbixi

jaahilbixi | jaahilbixin | ciilbixid | filbixid | ilbixid | ilbixin | indhadillaacso | xilbixi | xilbixid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg