Xilbixi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid in ay xilkeeda si fiican u gudato geyeysiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xilbixi ↴
xilbax | xilbixid | xilbixin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg