Ilhaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.

Ilhaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay)

Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilhaan

ilhaami | ilhaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg