Illow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.


Illow

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-laabay/-loobay, -lowday; -laawi/-loobi)

Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga illow

laakiin | billow | billow | cilcillow | dhillow | hanfade | hillow | illayse | illoobid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg