Ilma-abti
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yihiin. 2. Ilmo waxa ay u yihiin carruurta eedadood dhashay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilma-abti ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg