Ilo

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Dulduleelka oogada nafleyda ku yaal oo dhididku ka soo baxa.

siloon*

Waa qof wax ka khaldanyihiin oo wareersan, ama waalan, jahwareersan. lamid Silloon.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilo

ebtilo | qaabbilo | caa'ilo | ibtilo | ibtiloobid | ibtilow | qaafilo | xaammilo | yididdiilo | baryaddilo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg