Ilqabato
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. ld ilqabad. Qurux indhuhu aad u soo jiita. 2. I. ah: wax indhaha lagu arki karo, iyadoon wax qalab ah la adeegsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilqabato ↴
buntuq | ilqabad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg