Ilqooreed
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:(c.nafl.) Isha dhinaceeda dambe oo dhegta xiga. ld ilqoor, ilqooraad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilqooreed ↴
ilqoor | ilqooraad | qoollaalli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg