Imbili
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Furka dhalooyinka cabitaanka. 2. Ciyaar ay caruurtu ciyaarto oo ay ku ciyaaraan furka dhalaooyinka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga imbili ↴
bender |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg