Imow
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga:(yimid, timid) Meel qofka lala hadlaya ama kan hadlayaba jooga tegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga imow ↴
kaalay | saalimow | cadaadis-siimow | daba-imow | hor-imow | iimow | imaasho | leh | majimow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg