Indhadduub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)Maro iwm oo indhaha lagu duubo si aan wax loo arag.
Indhadduub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Cid si ayan wax u arkin indhaha wax uga duubid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhadduub ↴
indhadduuban | indhadduubid | indhadduubnaan | indhadduubnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg