Indhashareer
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)Masar ama duub kale oo maro ah oo wax laga arki karo oo ay dumarka muslimka ahi wejiga ku detaan. ld indhashareerad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhashareer ↴
indhashareerad | indhashareeran | indhashareerasho | indhashareernaan | indhashareernaansho | indhashareero |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

