injiin
(m.l) (-nno, m.dh)(fiis.) Makiinadda tamarta kulka u geddisa hawl makaani-kaad, sida injiinka uumiga ama injiinka batroolka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh injiin ↴
injiin-dhuundhas [m.l]
(fiis.) Injiinka dayuurad ee loo isticmaalo in uu dhaliyo dhaqaajin dhuundhaas. Eeg dhuundhas.
shidaal [m.l] (-llo, m.dh)
(kiim.) Walax la ogsidheeyo ama haddii kale lagu beddelo marraaq ama injiinka kulka si ay u sii dayso kulama tamar waxtar leh.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg