Inkir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dafiraad. 2. ld inkirid.
Inkir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax laysku ogaa, laysku lahaa, ama laysku soo eedeeyey, diidid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga inkir ↴
jaaxid | hagag | hagag | inkiraad | inkirid | inkirmo | inkirsan | inkirsanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg