Insaan

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

I. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga insaan

insaaniyad | insaaniyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg