insaaniyo
(m.dh)ld insaaniyad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh insaaniyo ↴
insaaniyad [m.dh]
Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg