Intalbi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)(fiis.) Summada H ayaa lagu asteeyaa waana wadarta tamargudeedka (U) iyo cadaadiska (P) iyo mugga (V) ee hab leeyahay ( H = U + PV).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga intalbi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg